Tuesday, September 26, 2023
HomeWararQaar ka mid ah dadka ku dhintay weerarka Hoteel Xayaat oo la...

Qaar ka mid ah dadka ku dhintay weerarka Hoteel Xayaat oo la shaaciyay

Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday  hoteelka Xayaat ee ku yaalla KM4, halkaas oo lagu soo warramayo inay wali ku jiraan.

Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, oo ismiidaamin ahaaa.

Kooxda hubaysan ayaa weerarka ku qaadday labada albaab ee hoteelka.

Weerarka oo wali socda dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ee la xaqiijiyay waxaa ka mid ah:

Ganacsade Cabdirahman Xassan Iiman milkilihii hoteelka la weeraray, Sheekh Maxamed Baabili, Cabdi Haadi Maxamed Sheekh ,Ibraahim Raage, Yuusuf Mahad Barrow iyo dad kale.

Waxaa sidoo kale dadka ku dhaawacmay ku jira Nabadoon Bootan Ahmed, Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo sidoo kale Daahir Caga Dahab.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe