Thursday, April 18, 2024
HomeWararGolaha Wsiirada Oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka...

Golaha Wsiirada Oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta

Golaha Wsiirada Oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta.

Muqdisho, Khamiis, 23 May 2019: Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka.

Labada hindise sharciyeed ee goluhu meel mariyay ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska & Guriyeynta DFS waxa ayna muhiim u yihiin hannaanka marista waddooyinka dalka iyo xamuulka gaadiidka.

Dhowaan ayaa waxaa wasaaraddu waxa ay horgayn doontaa golaha baarlamaanka si ay iyana u ansixiyaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe