Dowladda Sri Lanka,ayaa sheegtay in 12 Qof oo u dhashay dalkaas islamarkaana shaqaale ka ahaa Magaalada Hargeysa dib loogu celinayo dalkooda.
Arrintan waxaa ay timid kaddib markii Shaqaalaha u dhashay Sri Lanka iyo Xukuumadda Somaliland uu kala dhexgalay muran dhinaca xeerarka shaqada ah,taasna ay sababtay dib u celintooda.
Afhayeen u hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Sri Lanka,ayaa sheegay in Safaaraddooda Adis ababa ay kala shaqeyneyso Hay’adda IOM sidii dadkaas dib ugu laaban lahaayeen dalkooda.
Warbixin ka soo baxday Wasaaradda arrimaha dibadda Sri Lanka ayaa lagu sheegay in Maamulka Somaliland aysan ku lahayn,safaarad,qunsuliyad iyo xitaa xafiis diblomaasi maaddaama aan la aqoonsaneyn Somaliland.
Waxaa ay Wasaaradda u mahad celisat Hay’adda IOM oo fududeyneysa dib u celinta shaqaalaha Reer Sri Lanka ee laga masaafurinayo maamulka Sri Lanka,kuwaas oo la filayo in ay tagaan Safaaraddooda Adis ababa.
Dowladda Sri Lanka,ayaa muwaaddiniinteeda uga digtay in ay u shaqo tagaan meelaha uusan amaankooda sugneyn sidoo kalena ay aad u sarreyso qatarta dhinaca amaanka ah.
Ledger Live
Ledger Live
Trust Wallet Extenion
Ledger Live
Ledger App
Trezor Suite
Ledger Live Desktop
Ledger Live Desktop
Ledger Live Desktop
trezor.io/start
ledger nano x – the secure hardware wallet
trezor.io/start