MD Waare oo Dood ku saabsan Matalaada Gobolka Banaadir ka furay Dhuusa-mareeb

55
827

Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa dadaalo lagu raddinayo Maqaamka Gobolka Banadir waxa uu ka wadaa Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasiamada Galmudug oo ay ku kulan sanyihiin Dhamaan Madaxda Maamul Goboleedyada oo qaarkood ay horay u qaadaceen Matalaada aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya uu u Ansixiyay Gobolka.

Madxadweyne waaye ayaa tusiyay Madaxda Maamul goboledyada in shacabka Gobolkaasi ay isku haystaan Dulmi iyo dhibaato si joogto ahna looga qaado Canshuuro sanadkasta gaaray 1Bilyan oo Doolar.

waxa uu usoo jeediyay Hogaamiyaasha in ay isla Ogolaadaan Matalaad lagu qanci karo in ay helaan Shacabka Gobolka Banaadir hadii kale ay imaandoonto in ay ka Caga jiidaan Dawladnimada.

Halkaan ka dhageyso Codkiisa

55 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here