Waxaa maanta caasimada dalka ka furmay kulankii 15-aadkKalfadhiga 7aad oo ay Shir Guddoominayaan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Guddomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa :-
1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda
2-Akhrinta 1aad hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka
Xildhibaanada ayaa Doodo adag ka yeeshay ajandayaashaan waxaana siyaabo kala duwan ay uga wada hadleen arimaha socdaalka iyo jinsiyadaha.