Saturday, March 22, 2025
HomeWararMadaxweyne Muuse Biixi” Dowladda Soomaaliya Waxay Nagu Heysaa Cunaqabatayn Dhinac Walba Ah

Madaxweyne Muuse Biixi” Dowladda Soomaaliya Waxay Nagu Heysaa Cunaqabatayn Dhinac Walba Ah

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in DFS ay cunaqabatayn dhinac walba ah ay saartay Soomaaliland. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in Dowladiisa ay wajahayso dhibaatooyin ka dhashay cunaqabataynta ay saartay Soomaaliya waxa uuna wax lagu xumaado ku tilmaamay hab dhaqanka uu sheegay in ay wado Soomaaliya.

Cunaqabatayn dhaqaale iyo ku salaysan xaduudaha Soomaaliland ayuu sheegay in ay ka mid yihiin waxyaabaha uu ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Dowladda Soomaaliya ayaa hore loogu eedeeyay in ay cunaqabatayn ay ku saartay Soomaaliland waxaana dadkii ku eedeeyay ka mid ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe