Wednesday, November 6, 2024
HomeWararMadaxweynaha Kenya oo ka hadlay weerarkii loo gaystay beerta Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay weerarkii loo gaystay beerta Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa cambaareeyay mudaaharaadyadii ay Isniinti mucaaradka ka dhigeen dalka, taas oo horseeday burbur hantiyeed oo u uku jiro dullaan lagu qaaday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore ee dalka, Uhuru Kenyatta.

Mar uu hadal la hadlayay Kenyaanka ku nool magaalada Berlin, ayaa madaxweyne Ruto waxaa uu wacad ku maray inuu ilaalin doono, badqabka dhamaan shacabka Kenya iyo ganacsatada isagoo howl gelin doono booliska.

Mudaaharaadada ka dhacay dalka ayaa horseeday in la weeraro masaajiddo iyo kaniisado ku yaalla magaalada Nairobi.

Madaxda diimaha kala duwan ayaa sidookale cambaareeyay falalkan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe