Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa soo gaary Muqdisho, sababta imaanshihiisa Xamar waxaa kamida in la dhameystiro heshiis Xukuumaddu la gashay Jubaland.
Axmed madoobe ayaa horay u xaqiijiyey in Maamulkiisa iyo Xukuumadda Soomaaliya ay heshiiyeen.

