Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso: Wasiirka arimaha gudaha Somaliya oo lagu wado in goordhow gaaro Dhuusamareeb

Dhageyso: Wasiirka arimaha gudaha Somaliya oo lagu wado in goordhow gaaro Dhuusamareeb

Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maanta uu gaaro magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya siyaasiyiin reer Dhuusamareeb qorshaha ayaana ah in garabka Ahlu Sunna ee ku biiray Galmudug ku qanciyaan doorashada Galmudug ee dhaceysa bartamaha sanadkan ay kasoo qeyb qalaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe