Tuesday, March 18, 2025
HomeWararXildhibanada Jubaland oo maanta meelmariyay gudiga doorashoyinka

Xildhibanada Jubaland oo maanta meelmariyay gudiga doorashoyinka

Baarlamaanka Jubbaland ayaa meel meriyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ee Madaxwayne Axmed Madoobe uu magacaabay.

Gudigaan ayaa ka shaqeyn doona qabashada doorashada madax Jubaland oo dabaqaayada sanadkan dhici doonta.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe