Saturday, March 22, 2025
HomeUncategorizedMaamulka Jubbaland oo ka hadlay Mowqifkiisa Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Mowqifkiisa Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Mowqifkiisa Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ka warbixiyay mowqifka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay cadeyso halka ay dhibtu ka jirto, madaama ayuu yiri Kenya tahay dal mudd 30 sano xiriir joogta ah la laheyd Soomaaliya.

‘’Dabcan waad ogtihiin 30kii sano ee ugu danbeeyay Annaga iyo Kenya waxaa naga dhaxeeyay iskaashi Amni, iyo xiriir wanaagsan, wixii kalifay in uu xiriirkaa xumaado waxaan rabnaa in ay dowladda Soomaaliyeed cadeyso, ‘’ ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe