Wasaarada Amniga Galmudug ayaa Goor dhow war ka soo saareysa Baaritaano hordhac ah oo lagu sameeyey qof naftiis halige ah oo isku dayay in uu isku qarxiyo magaalada Guriceel
Sawiradan waa agabkii lagu qabtey shaqsigaas oo ku xirnaa jaakad lasoo farsameeyey oo goobta ka muuqata


