Friday, March 29, 2024
HomeWararKulamo looga hadlayo Doorashooyinka Soomaaliya oo ka socda Nairobi

Kulamo looga hadlayo Doorashooyinka Soomaaliya oo ka socda Nairobi

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhaxeeya Siyaasiyiinta iyo musharixiinta mucaaadka.

Kulamada oo u dhaxeeya Xubno ay kamid yihiin, Siyaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynihii hore ee puntland Cabuweli Gaas iyo Xubno kale ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo guddiyada doorashooyinka oo horay ay diidmo uga muujiyeen.

Siyaasiyiinta iyo Xubnaha kale ayaa waxaa ay sheegeen in kulamadooda ay sii soocn doonaan, iyaga oo walaac xoogan ka muujiyay habka ay dowladda Madaxweyne Farmajao ku wado arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Siyaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur ayaa sheegay in kulamadooda ay sii soocn doonaan, isla markaana dhamaan siyaasiyiinta & musharixiinta ay u soo wareegi doonaan Magaalada Muqdisho si kulama loo sii amba qaado.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe