Saturday, October 31, 2026
HomeWararGudahaJubbaland oo shaacisay inay xiriirka u jartay dowladda dhexe.

Jubbaland oo shaacisay inay xiriirka u jartay dowladda dhexe.

Jubbaland ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaan xiriirkii u jirtay dowladda dhexe ee Soomaaliya, kadib warsaxaafadeed ay soo saartay.

Maamulkan oo uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay jabisay dastuurka dalka, kana hortimid rabitaanka shacabka Jubbaland.

“Dowladda Jubbaland waxay caddeyneysaa inay hakisay xiriirikii wada-shaqeyneyd ee ay la laheyd xukuumadda federaalka Soomaaliya inta ay uga hoggaansameyso dastuurka dalka, ixtiraameysana rabutaanka shacabka Jubbaland” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Halkan hoose ka akhriso:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe