Isticmaalka doomihii ka dhaxshaqeynayay Xaafadaha Baledweyne oo hakad ku jira ka dib markii

11
118
Waxaa maanta gabi ahaanba hakad ku jira isticmaalka doomahii la isaga kala gooshi jiray gudaha xaafadaha magaalada Baledweyne iyo xaafada loo barakacay ee Ceell jaalle ee dhacda duuleedka magaalada.

Hakadka ku yimid isticmaalka doomaha isaga kala gooshayay gudaha magaalada ee dadka ay saameeysay Fatahaada ayaa yimid kadib markii gilinkii danbe ee shalay la sheegay in labo askari oo ka tirsan ciidanka Booliiska Baladweyne ay rasaaseeyeen doonta oo xiligaas lagu waday dad xanuusan.

“Maanta shaqo ma jirto sababto ah waxaa shalay rasaas ina huwiyay askar ka tirsan Booliiska Hirshabeelle oo doonayay in si xoog ah kuso raacaan doonta oo waqtigaas saarnayeen dad xanuunsan oo loo waday duuleedka magaalada” ayuu yiri mid ka mid ah dhalinyarada ka shaqeysa doomaha.

Hakadka shaqada Doomaha ka dhax shaqeynaayay xaafadaha Baledweyne iyo goobaha loo barakacay ayaa saameeyeen weyn ku yeelaay dadka go’doonka ah ee adeeg yada kala duwan loogu qaban jiray doomaha.

Xaalada ayaa kasii dari doonta hadii shaqada doomaha ay dib u soo laaban wayaan, maadama doomaha ay daabuli jireen dadka xanuunsan ee laga dhex saarayo biyaha, halka kuwa ku dhex go’doonsana loogu soo gudbin jiray adeegyo muhiim u ah.

11 COMMENTS

  1. That is the correct weblog for anybody who wants to seek out out about this topic. You understand a lot its virtually hard to argue with you (not that I really would want…HaHa). You definitely put a new spin on a subject thats been written about for years. Nice stuff, just great!

  2. Hiya very cool web site!! Man .. Beautiful .. Wonderful .. I’ll bookmark your web site and take the feeds also…I am glad to find so many useful info here in the publish, we need work out more strategies in this regard, thanks for sharing.

  3. Amazing blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere? A theme like yours with a few simple adjustements would really make my blog jump out. Please let me know where you got your theme. With thanks

  4. Great V I should definitely pronounce, impressed with your website. I had no trouble navigating through all the tabs and related info ended up being truly easy to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Quite unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or something, website theme . a tones way for your client to communicate. Nice task..

  5. Wonderful items from you, man. I have be mindful your stuff prior to and you are simply extremely magnificent. I actually like what you have received here, certainly like what you are saying and the way in which by which you say it. You’re making it entertaining and you continue to care for to keep it wise. I can not wait to learn much more from you. That is really a tremendous web site.

  6. Fantastic beat ! I wish to apprentice while you amend your web site, how can i subscribe for a blog web site? The account aided me a acceptable deal. I had been tiny bit acquainted of this your broadcast provided bright clear idea

  7. What i don’t realize is in truth how you are now not really a lot more smartly-appreciated than you might be right now. You are so intelligent. You realize thus considerably on the subject of this matter, made me for my part believe it from a lot of various angles. Its like women and men aren’t fascinated except it is something to accomplish with Lady gaga! Your personal stuffs great. Always deal with it up!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here