Ugu yaraan Sadex Qof ayaa ku Dhaawacantay Israsaaseyn kooban oo Goor dhow ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kadib markii Ciidamada Amanka Jubaland ay isku dayeen in ay Baaraan Cabdi Naasir Seeraar oo kamid ah Musharixinta Utartamaya Xilka Madaxtininada Jubaland Xili uu kaso Dagay Garoonka.
Seeraar iyo ilaaladisa aya ka Biya diiday Baaritaanka waxaana taasi ay sababtay in Rasaas ay isweydaarsadan Ciidamada Amaanka iyo kuwii Ilaalinayay Cabdi Nasir Seeraar.