Saturday, May 2, 2026
HomeWararDowlada Kenya oo Wax Kabadal Ku Sameenaya Xeerka Qaxootiga

Dowlada Kenya oo Wax Kabadal Ku Sameenaya Xeerka Qaxootiga

Baarlamaanka dalka Kenya ayaa wax ka bdedel ku samaynaya xeerka qoxootiga dalkaasi ku sugan iyo kuwa soo galaya.

Xeerkaasi oo la sameeyay sanadkii 2006, ayay haatan baarlamaanku wax ka bedel ku samaynayan.

Gudiga amniga iyo maamulka ee baarlamaanka Kenya ayaa tagay Xeryaha qoxootiga ee si ay xog ururin uga soo sameeyaan.

Waxaanay la kulmeen dadka deegaanka ah iyo qaxootiga tirada badan ee ku jira xeryaha Dhadhaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe