Rabi ha unaxriisto Xildhibaanad Maryan Cali Munashiibiyo oo katirsaneed baarlamanka Galmudug ayaa goordhow ku geeriyootay isbitaalka Yardamelli Muqdisho
Marxuumada ayaa kamid aheyd xildhibaanada laga soo doorto Cadaado
Rabi ha unaxriisto oo alle jano fardowso haka waraabiyo
Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Iyo Xildhibaan Cabdulaahi Faarax Sandheere oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ayaa Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Allaha Unaxariistee Xildhibaanad Maryan Cali

