In ka badan 20 wariye ayaa facebook-yadoodii hawada laga saaray
Wariyaasha Hawada laga saaray Facebookyadooda waxaa kamid ah Cali Adan Mumin
Facebookyada hawada laga saaray wariyaasha leh qaarkood ayaa sheegay in dowlada Somaliya ay hawada ka saartay Facebookyadooda islamarkaana lagu caburinayo

