Swansea City ayaa kusoo dhaweyneysa Chelsea garoonka Liberty Stadium, iyadoo Carlos Carvalhal shirkadiisa jaraa’id ee ka horeeyay ciyaartan oo si kalsooni leh ugu sheegay inay baaqi kusii ahaan doonaan Premier League.
Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa ku rajo weyn inuu u dagaalamo booska afaraad, waxaana uu haatan raadinayaa inuu cadaadis saaro kooxda kaalinta 4aad ee Tottenham Hotspur.