Home Barnaamijyo Dowladda oo kulan deg deg ah ka yeelanaysa Xaaladda Baledweyne

Dowladda oo kulan deg deg ah ka yeelanaysa Xaaladda Baledweyne

265

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan deg deg ah ka yeelato Xaaladda ka taagan Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxaa lagu waddaa in kulan uu shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Kheyre in uu ka dhaco Magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi ka qeyb gali doono Hay’addaha Gargaarka.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dadaaleysa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan Magaalada Baledweyne.