Home Dhageysi Dhagayso:-Gudoomiye Kuxigeenka Golaha shacabka Oo Sheegay In Dawlado aysan ahayn Nabad Iyo...

Dhagayso:-Gudoomiye Kuxigeenka Golaha shacabka Oo Sheegay In Dawlado aysan ahayn Nabad Iyo Nolol smoothie protein powder

771

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aheyn halka ku dhigga Nabad iyo Nolol.

Waxaa uu sheegay in Marnaba aysan dowladda Soomaaliya aysan noqon karin Nabad iyo Nolol,laakiin xukuumadda kaliya ay adeegsankarto.

Waxaa uu sheegay in Magaca dowladda Soomaaliya loo yaqaano in uu yahay dowladda Federaalka Soomaaliya.

C/Wali Sheeklh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in Saaka oo kaliya ay dalka isaga dhoofeenku dhowaad 20 Xildhibaan iyadoo aan laga warqabin wax fasaxna aysan ka heysan Gudoonka Baarlamaanka

smoothie protein powder

https://holistickenko.com/chocoblue-smoothie-protein-antioxidant-rich-meal-go/

smoothie protein powder