Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa goordhow Beledweyne ka amba baxay waxuuna kusii jeedaa Jowhar.
Tani ayaa ka dhigan in magaalada Beledweyne uu ku suganyahay Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo dhowr xildhibaan oo fara ku tiris ah.
hoos ka dhageyso warbixin kusaabsan.

