Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay go’aanada ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb ugu soo idlaaday madaxda dowladaha xubnaha ka dowladda federaalka.
Halkaan Hoose ka Akhriso