Thursday, May 7, 2026
HomeDhageysiDHAGEYSO:-Galmudug oo Marti galinaysa Shirka Amniga Qaranka

DHAGEYSO:-Galmudug oo Marti galinaysa Shirka Amniga Qaranka

Waxaa xalay magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada Galmudug lagu soo gabangabeeyay Shirka madaxda Maamul Goboleedyaada 2-dii maalin ee la soo dhaafay uga socday halkaasi iyada oo laga soo saaray war-murtiyeed looga hadlay waxyaabihii ay is la qaateen hogaamiye goboleedyada.

Qodobada ugu Muhiimsan war-murtiyeedka ayaa waxaa ka mid ahaa in Shir ay is kugu yimaadaan Madaxda qaranka iyo madaxda maamul goboleedyada uuna ka qab soomo Magaalda Dhuusa-mareeb ee Caasimada u ah Galmudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe