Saturday, March 22, 2025
HomeWararGuddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo...

Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay{AKHRISO}

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, iyada oo guddoomiye Cusub uu u magacaabay Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa loogu Magacaabay Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii oo mar soo noqday Guddoomiyaha Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Sababaha xilka qaadista qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa waxaa lagu soo koobay kaliya soo jeedin ka timid Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe