Sunday, March 23, 2025
HomeWararGolaha Wakiilada DG Puntland oo u codeeyay Xeerka Isgaarsiinta & Khidmadaha.{sawiro}

Golaha Wakiilada DG Puntland oo u codeeyay Xeerka Isgaarsiinta & Khidmadaha.{sawiro}

Xeerka Isgaarsiinta Puntland oo ka kooban 38 Qodob waxaa lagu kordhiyay qodobo kale oo ka dhashay soo jeedinta Xildhibaannada Golaha Wakiilada, waxaana kamid ah: Iska hor-imaadka danaha isdiidan, shuruucda codsiga Ruqsadda, Ganaax & Dhaqan-gal.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Xeerkaan ayaa badali doono xeer sharci Lr 15 ee 17-12-2007 la mariyay Golaha Wakiilada DG Puntland, kadib markii sidaan oo kale wax ka badal lagu sameeyay, balse dib ayaa loogu baahday in loogu laabto qodobada qaar 13-sano kadib.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe