Sunday, December 7, 2025
HomeWararGalmudug oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo uu horseeday Ayaxa{AKHRISO}

Galmudug oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo uu horseeday Ayaxa{AKHRISO}

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo uu horseeday ayaxa ku habsaday Deegaanada Galmudug.

Wasaaradda ayaa ka digtay qatarta ayaxa ee kusii kordhaysa Galmudug, waxayna dalbatay Gurmad iyo Garab istaag degdeg ah oo Galmudug hesho si ayaxa loola Dagaalamay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe