Friday, May 1, 2026
HomeWararfaafaahin:Gaari siday dad Shacab ah oo lagu weeraray Hiiraan

faafaahin:Gaari siday dad Shacab ah oo lagu weeraray Hiiraan

Gaari nuuca leylada ah oo kusii jeeday magalaada dhuusamareeb , islamarkaana ka baxay Magaalada Muqdisho ayaa rasaas lagu furay , waxaana ka dhashay khasaare.
Gaariga ayaa marayay degaanka lagu Magacaabo Waradhuumale hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Inta la xaqiijiyay 5 qof oo kamid ahaa rakaabkii sarnaa gaarigaan ayaa ku dhawacmay kuwaas oo haatan dhawacooda la gaarsiiyay isbtaalka Guriceel .
Dadka ku dhaawacmay weerarkaasi waxaa ka mid ah Carruur yar yar iyo haween.
Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa noo xaqiijiyay in arintaan ay salka ku heyso anooyin qabiil.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe