Monday, June 16, 2025
HomeWararElsisi iyo William Ruto oo ka wada hadlay deganaanshaha Qaarada Afrika

Elsisi iyo William Ruto oo ka wada hadlay deganaanshaha Qaarada Afrika

Madaxweynayaasha dalalka Masar, C/Fataax Elsisi iyo dhigiisa dalka Kenya, William Ruto ayaa waxay kulan doceed ku yeesheen Shirkii Madaxda dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) oo lagu qabtay Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka.

Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Ahmed Fahmy WADA ayaa waxa uu tilmaamay inay labada Madaxweyne ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka labada dal, gaar ahaan Ganacsiga iyo Maalgashiga Masaarida ee dalka Kenya.

Madaxweyne Elsisi waxa kale oo uu William Ruto u sheegay Xiriirka Taariikhiga ee labada Waddan iyo doorka muhiimka ee Kenya ka qaadanayso Xoojinta iyo Deganaanshaha Qaaradda.

QORAALADA LA XIRIIRA

298 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe