Friday, May 1, 2026
HomeWararGudahaDhaqdhaaq ciidan oo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Koofur Galbeed.

Dhaqdhaaq ciidan oo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Koofur Galbeed.

Dowlad goboleedka Koofur Galbeedka ayaa maanta deegaanka Washaaqo ee gobolka Bakool ku soo bandhigay ciidanka dadka deegaanka ah oo ka qeybgalaya dagaalka Khaawaijta.

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool mudane Xasan Maxamed Xasan Indho iyo Odiyaasha dhaqanka deegaanka ayaa abaabul ka bilaabay deegaanada Washaaqo, Dhuurey iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Bakool.

Shacabka deegaanadaas ayaa isu diyaarinaya ka qeybgalka wajiga 2-aad ee ciribtirka kooxda aragagaxisada Khawaarijta oo ka socda deegaanada Koofur Galbeed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe