Home Dhageysi Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo Sanad Iyo Bar Baan Ku Go,aaminay Doorashada Dalka

Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo Sanad Iyo Bar Baan Ku Go,aaminay Doorashada Dalka

235

Kidib Shir Ka Golaha Amniga Qaran Ee Baydhabo Galinkii Danbe Ee Shalay Lagu Soo Gabangabeeyay Ayaa Qodobadii Looga Waxaa Ka Mid Ahaa  Doorashooyinka Dadla Ee 2020 oo Goluhu Ay Isku Raaceen In Qof Iyo Cod Ay Noqoto Doorashadaasi.

Madaxweynaha somaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo Ayaa Sheegay in Ay Dowladiisu Ku Guuleesatay Mado Yar oo Yagleelneed In Ay Go,aamiso In Dalka Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ay Ka Qabsoonto

Madaxweyne Farmaajo Ayaa sheegay in Xiliyadii Hore Ay Dhici Jirtay Waqtiaga Doortashada Marka Lagaaro In Loo Or Ordo Qaabka Doorasho Balse Ay Dowladiisu Ay Xil Iska Saartay Waxaa uu Uga Mahadcoliyay Dowladaha Xubnaha Ka Ah Dowlada Dhexe oo uu Sheegay in Gacan Ween Ka Geesteen