Thursday, February 13, 2025
HomeDhageysiDhageyso:Jaaliyada Galmudug Ee Dalka Sweden OoSoodhaweeyay socdaalka Tiiceye Ee Cadaado

Dhageyso:Jaaliyada Galmudug Ee Dalka Sweden OoSoodhaweeyay socdaalka Tiiceye Ee Cadaado

G/kuxigeenka Jaaliyada Galmudug Ee Sweden Farxaan Maxamed Dhoore oo La Hadlay Warbaahinta Codka Gobolada dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa sheegay in ay ku faraxsan Yihii Tagitaanka Madaxweynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Uu Ku Tagay Magaalada cadaado waxaa uu sheegay Sida Loo Soodhaweeyay in  Cadaynayso Sida uu Ugu Weenyahay Dadka Reer Cadaado

G/kuxigeenka Jaaliyada Galmudug Ee Sweden Farxaan Maxamed Dhoore Ayaa sidooKale sheegay In Teeceeye Loo Baahanyahay in uu Qeeb Kaqaato Xasilinta Dhinaca Siyaasada ee Ka dhex Taagan Dadka Reer Cadaado Iyo Maamulka Galmudug

Halkaan Ka Dhageyso Codka

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe