Dhismaha Gobo Danta Guud Oo Ay Iska Kaashanayaan Jaaliyada soomaaliyeed Ee Xayaad Foundation iyo Dadka Deegaanka Cadakibir ayaa Kasocda Magaalada cadakibir Ee Gobolka Galgaduud.
Goobahaani Danta Guud Ee Hada dhismahoodu Kasocdo Magaalada cadakibir ayaa waxa ay Kalayihiin Xarun Deegaan iyo Iskool ay Wax Kubartaan dadka Kunool Cadakibir.
Dhawaan ayaa waxaa Booqday Magaalada CadaKibir Wafdi Kasocday Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Xayaad Foundation Ku waasi Oo Dadka Deegaanka Kagarbsiinayad Dhisamha Goobaha Danta Guud Oo Baahi Wayn AY U Qabaan Dadka Ree Cadakibir.