Xili Fatahaada Ka dhalatay Wabiyada Juba iyo Shabeele Ee Saameen Xoogan Ku yeesheen Dadka Digan Deegaanada Ay Maraan Ayaa Hadana Waxaa Jira Gudi Ay Dowlada U Xilsaartay Fatahaada Wabiyadaasi Waxaan Gudigaasi oo Gudoomiye U Yahay R/Kuxigeenka Dalka Ay Booqashooyin Kutageen Todobaadkii Hore Magaalada Baladweyne oo uu Ku Fatahay Wabiga shabeele %80 Ay Ka Barakaceen Dadkii Daganaa Magaalada Baladweyne Si La Mid Ah Gudigu Waxaa Ay Todobaadkaan Booqasho Ku Tageen Dagmooyin Dhoor Ah oo ka Tirsan Gobolka Gado Ah Kaasi oo Isna Wabiga Juba Fatahaad Kasameeyay
Gudiga Ayaa Maanta Waxaa Lacag dhan 100,000$ Ku Wareejiyeen Maamulka Gobolka Gado Waxaan Lacagtaasi Gudiga Kagudoomay Gudoomiyaha Gobalka Gedo, Maxamed Muxummed Maxamed, waxa uu ka mahad celiyay gurmadka hor-dhaca ah, Ee Lasoo Gaarsiiyay Isagoona sheegay In Sababaha Keentay in Wabigu Fataho Ay Qeeb Ka Tahay Dayactir La.aan Haysata Sidoo Kalana Dagmooyin Dhow Ah uu Wabigu Ku Fatahay
Mahdi Maxamed Guuleed R/kuxigeen Dalka Ayaa Isna sheegay Dhibaatooyinka Ay sooo Arkeen Gobolka Gado in Ay Keentay Lacago Hor Dhaca Loo dhiibo Dadka Daadadku Ay Ku Qaadeen Gobolka Gado