Thursday, February 13, 2025
HomeDhageysiDhageyso:Golaha Amniga Qaranka Galmudug iyo Puntland Amniga Ayaa Ka Caawinaynaa

Dhageyso:Golaha Amniga Qaranka Galmudug iyo Puntland Amniga Ayaa Ka Caawinaynaa

Golaha Amniga Qaranka oo Baydhabo Ku Shirsanaa Labadii Maalmood EeLasoo dhaafay Ayaa Waxaa Ay Sheegeen In Loobaahan Yahay Maamulada Galmudug iyo Puntland In Laga Caawiyo Ladagaalanka Alshabaab iyo Daacish Madaaba Aysan Ku Sugneen Ciidamada Amiso Deegaanada Maamuladaasi.

“Goluhu wuxuu isla qaatay in Galmudug iyo Puntland, oo aysan joogin ciidamada AMISOM, laga caawiyo hawlgallada ka dhanka ah argagixisada Al Shabaab iyo Daacish oo ku sugan Buuraha Galgala, deegaannada Bariga Fog iyo Koonfurta Galmudug, lagana taakuleeyo saddexda qaybood ee qorshaha kala guurka”

Galmudug iyo Puntland Deegaanadooda Waxaa Kadagaalama Kooxaha Alshabaab iyo Daacish Waxaana Jira Deegaano Labadaasi Maamul Gacanta Ay Uga Yahaan Xoolaha Ka Dagaalama

Halkaan Ka Dhageyso

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe