Sid Ay Sheegayaan Wararka Nagasoo Gaaraya Magaalada Muqdisho Askari Lasheegay in uu Ka Tirsanyahay ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada Ayaa Waxaa Dil Ugeestay agagaarka Jaamacadda Ummada Xarunta degmada Xamarweyne,Darawalka Mooto Bajaajta.
Goobjoogayaal La Hadlay Warbaahnta Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor askariga iyo Darawalka mooto bajaajta oo Nin dhalinyaro ahaa uu muran dhexmaray taasina ay keentay in askariga uu rasaas qeybaha sare ee jirka uu kala dhaco Darawalka mooto Bajaajta.
Todobaadkaan Gudihii Sidaan ooKale Ayaa Askari Ka Tirsanyahay ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada Ayaa Waxaa Dil Ugeestay Darawalka Mooto Bajaajta Kaasi oo La sheegay in Muran Soo Kala Dhexgalay