Saturday, March 15, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:- Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Ka Cabanaya Villa Soomaaliya.

DHAGEYSO:- Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Ka Cabanaya Villa Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Cabasho ka yihiin Madaxtooyadda Soomaaliya oo ay sheegeen in mararka qaarkood lagu dhibo.

Xildhibaanada waxa ay sheegeen in Madaxtooyadda aysan aqooneyn Xildhibaanada Aqalka Sare, islamarkaana marar qaarkood ay la kulmaan dhibaato.

Waxa ay sheegeen in Xukuumadda Soomaaliya aysan sidoo kale aqoonsaneyn Xildhibaanada Aqalka Sare.

Madaxweynaha iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayay sheegeen in ay ka hor istaageen shaqooyin dastuurku u idmaday.

Aqalka Sare ayaa waxaa uu jiraa wax yar ah Hal Sano iyo bar, waxaana dadka qaarkood ay ku wareersan yihiin shaqooyinka ay qabtaan.

Halkaan ka dhagayso:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe