Home Warar Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka.

283

Ra’isul wasaare kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka maxamad mursal shiikh waxaana kulanka qeyb ka ahaa labada guddoomiye ku-xigeen ee baarlamaanka Cabdi wali muudey guddoomiye ku-xigeenka 1-aad iyo Mahad cawad guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Ra’isul wasaaraha ayaasheegay in guddoomiyaha cusub uu kala hadlay dar dar galinta hindisa sharciyeedyada horyaala golaha shacabka isagoona sheegay in xukuumadda ay la shaqeyn doono golaha sharci dajinta baarlamaanka soomalia.