Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Xildhibaan C.Qaadir Xaamud Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliland.

Dhageyso:- Xildhibaan C.Qaadir Xaamud Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliland.

Xildhibaan C/qaadir Xaamud Ahmed Oo Ah Mudane Ka Tirsan Golaha Wakiilada Soomaaliland Sidoo Kale Ah Guddoomiyaha Ku Xigeenka Guddiga Hantida Soomaaliland Oo Maanta War-Baahinta Kula Hadlay Magaalada hargeysa Ayaa Waxa Uu Ka Hadlay Arrimo badan Oo Ka Mid Yihiin Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Golaha Wakiilada Soomaaliland.

Xildhibaanku Waxa Uu Tilmaamay In Muddo Kordhinta Aysan Laheyn Wax Dhibaato Ah Isla-Markaana Madaxweynahu Uu Awood U Leeyahay In Muddo Kordhin U Sameeyo Golaha Wakiilada Soomaaliland Waa Haddii Ay Sharci Tahay.

Balse Waxa Uu Xusay In Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Ay Ko Horreyso In Lagu Heshiiyo Arrimaha Saami Qaybsiga Saddexda Xisbi Siyaasadeed Ee Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe