Wararka AanKa Helyno Maanta Dagmada Balanbal Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegay In Xalay Qeebo Ka Mid Xaafadaha Dagmadaasi Ay Weerar Ku Sooqaadeen Kooxo Hubeesay Islamarkaasna Mudo Ay Socotay Xabdu In Kastoo Aysaan Jirin Cid Ladagaalantay.
Gudomiyaha Dagmada Balan Bal Ee Gobolka Galgaduud Jaamac Xayle Maxamed oo La Hadlay Warbaahinta Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Kooxdan Weerarka Sooqay Xalay Ay Yihiin Dadka Deegaanka Islamarkaas Shalay Nin Lagu Dilay Magaalada Gudaheeda Ay Uga Jawaabayeen Weerarka Ay Xaly Sooqaadeen  Balse uu San Dhib Dhicin Xalay
Waxaa uu Intaasi Raaciyay In Labadaan Beeleed Ee Hada Is Haysata Horay Ay Colaadi Uga Dhxaysay Balse Dabayaaqadii Bishii Febraayo Ee Sanadkaan Heshiis Ka dhacay Balan bal Lagu Heshiiyay 40 Nin Diyadood Mudo 3 Bil Ah Lagu Bixiyo Hase Yeeshee Aysan Taasi Suura Galin.
Ugu Danbeen Dowlada Dhexe Iyo Maamulka Galmudug Ayuu Ugu Baaqay In Ciidamo Lageeyo Dagmadaasi Ku Waasi oo Ka Qeebqaata Amniga Dagmada Maadaaba Ciidamada Hada Jooga Aysan Awood Muuqata Laheen.
Xaalada Dagmada Balan Ayaa Ah Mid Kacsan Maanta Maadaaba Ay Is Hor fadhiyaan Dhinacyadii Xurguftu Kadhaxaysay.
Halkaan Kadhageyso Codka Gudomiyaha

