Home Dhageysi Dhageyso:-Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Galmudug Oo Sheegay madaxwayne Xaaf in uusan kumatalin...

Dhageyso:-Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Galmudug Oo Sheegay madaxwayne Xaaf in uusan kumatalin shirka amniga Qaranka

227

kulan kaan maanta ka dhacay magaalada oo ay kasoo qeyb galeen wasiiro iyo xildhibaano katirsan galmudug ayay kusoo dhaweeyeen shirka Amniga qaranka ee ka furmay magaala baydhabo,waxa ayna  sheegeen in madaxda uga qeybgashay galmudug ay san ku matalin shirkaasi.

Warsaxaafadeed laga soosaaray kulanka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha galmudug iyo masuuliyiinta kale ee la socota ay san Galmdug ku matilin shirka Amniga qaranka ee a dhacaya magaalada baydhabo isla marakaana ajande kasta oo ay uga qeyb galayaan ay tahay kuwo ayaga u gooniya.
warsaxaafaddeekii kulanka laga soo saaray ayaa warfidiyeenka  waxaa u aqriyay Af hayeenka Galmmudug Cabdulaahi xaashi roob da ahay.