Wednesday, June 24, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Saan Saan Colaadeed oo Xeraale Ka Jirta Iyo Ahlusuna oo Lagu Eedeyay

Dhageyso:-Saan Saan Colaadeed oo Xeraale Ka Jirta Iyo Ahlusuna oo Lagu Eedeyay

10KM Deegaano  Ujira Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud Ayuu Sheegay Ciidamo Hubeesan oo Weerar Ku Ah Xeraale In Soo Buuxdhaafiyeen Gudoomiyaha Degmada Xerale Bashiir Daahir yuusuf Dhagabadan oo Lahadlay Codka Gobolada Dhexe.

Waxaa uu Sheegay In Ciidamadaan Ay Yihiin Kuwii Dagaalka Ku Sooqaaday Xeraale Bartamihii 2017 Xilgaas oo Dagaal Xoogan uu Halkaa Ka Dhacay Kaasi oo U Dhaxeeyay Dadka Deegaanka Iyo Maleeshiyaad Taabacsanaa Ahlusuna.

Bashiir Daahir yuusuf Dhagabadan Gudomiayah Degamada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud Waxaa uu Sheegay In Dagaalada 2017 Deegaanka Ka Dhacay Xal Laga Gaaray Balse Dad Deegaanka Nabadiisa Ay Jecleen Ay Ka Shaqeenayaan Arintaan Sida uu Hadalka Udhigay Waxaan uu Intaa Raacaiyay in Maanta Xeraale Saan Saan Colaadeed Ay Ka Jirto.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysi Dhameestiran

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe