Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso: Odayaasha reer Cadaado oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka maanta...

Dhageyso: Odayaasha reer Cadaado oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka maanta ka dhacay Xeraale

Gudiga xalinta dagaalada Xeraale oo ah gudi reer Cadaado ah kuwaas oo horey ugu jiray dagaaladii kol hore ka dhacay Xeraale ayaa ku baaqay in la jooji colaada manta dib u soo cusboonaatay

Cabdi Takiye Faarax oo ah Afhayeenka gudiga iyo Tahliil Maxamed Aadan oo ah gudoomiyaha gudiga oo labaduba ku sugan Cadaado ayaa idaacada Codka Gobolada Dhexe u sheegay inay ka xun yihiin dagaal manta ka dhacay magaalada Xeraale ee gobolka Galgaduud

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe