Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso: 10 ruux oo ku dhimatay dagaal maanta ka dhacay magaalada Xeraale

Dhageyso: 10 ruux oo ku dhimatay dagaal maanta ka dhacay magaalada Xeraale

Dagaalkan saakadii hore ka qarxay magalada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa dhexmaray dadka deegaanka iyo ciidamo katirsan kuwa Ahlu Sunna.

Wasiirka Awqaafta iyo arimaha Diinta Galmudug Mursal Sheekh Cabdiraxman oo kusugan Xeraale ayaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe u sheegay in dagaal ay ku dhinten 10 ruux islamarkaana looga soo duulay magaalada Dhuusamareeb.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe