Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:-MD Qoor-qoor''Reer Galmudug warankoodii yaanbay ka tunteen''

DHAGEYSO:-MD Qoor-qoor”Reer Galmudug warankoodii yaanbay ka tunteen”

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor-qoor ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisa ay ka go’antahay sidii dalka ay hormuud ugu noqon lahaayeen xasilooni iyo nabad waarta oo uu gaaro.

Qod bad uu xalay ka jeedinayay soo xiritaanka Wajiga 1-aad ee shirka wada tashiga Dhuusa-mareeb ayuu uga dhawaajiyay Madaxweyne Qoor-qoor in ay Galmudug u diyaar garowday sidii ay kaalin Muuqata ugu qaadan laheed dib u dhiska dalka iyo isku soo dhaweynta siyaasadaha is diidan ee soomaalida.

Arintaan ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay Madaxda Maamul goboleedyada ee ku sugan dhuusa-mareeb oo bogaadiyay doorka nabadoonimo ee uu qaadanayo hogaamiyaha Galmudugta Cusub Mudana Axmed Cabdi kaariye Qoor-qoor.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe